Site icon Qaamuus

jawaabta

dambi
(m.l)

ld dembi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dambi

waajib [m.l] (-baad, m.l)
1. Shaqo go'an oo qof u xilsaaranyahay oo laga doonayo inuu guto. 2. Wax Alle amray oo lays faray oo ka tegiddiisu dambi yahay; faral; farli.

baanso [m.dh]
Geed leh laamo dhaadheer oo xubno leh oo sida dhuumihii dhexda ka daloola, waxaana loo isticmaalaa dhismaha, samaynta dambiilaha qaarkood, iwm; qaysaraan.

bac [m.dh] (-cyo, m.l)
1. Maaddo balaastiig ka samaysan, khafiif ah oo wax lagu deto, dambiilo wax lagu ritana laga sameysto. 2. Dharbaaxo; jaawin.

caw [m.dh]
Caleemo dhaadheer, laga sameysto darin dambiil, xarig iwm. oo ka baxda geed la bah ah timirta iyo baarta. ld caaw².

dambidhaaf [m.l]
ld dembidhaafid.

dambidhaaf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
ld dembi- dhaaf².

dambidhaafid [m.dh]
ld dembidhaafid.

dambiil [m.dh] (-lo, m.l)
Qalab caw, xaskul, caag iwm laga sameeyo sidde leh oo adeegga guriga lagu rito. ld danbiil.

dambiilannimo [m.dh]
ld dembilennimo.

dam [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
1. D. dheh: hadal tilmaama wax dhaca ama wax basa. 2. D. ka sii: wax burburin; wax seexin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version