damci
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iyay, -isay)Damac gelin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh damci ↴
maag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. Qof gardarraysasho. 2. Doonid ama damcid.
damac [m.l]
1. Hunguri weynaan dheeraad ah oo wax loo yeesho. 2. Rabitaan. 3. ld damcid.
damcid [m.f.dh]
eeg damac². ld damac¹ (3).
damcin [m.f.dh]
eeg damci. ld damcis.
damcis [m.l]
ld damcin.
hawoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Wax damcid.
hollo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-laday, -latay)
U h.: wax samayntooda damcid.
hunguriyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yeysay)
Wax damcid.
hunguriyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
U h.: wax damcid (qof).
dam [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
1. D. dheh: hadal tilmaama wax dhaca ama wax basa. 2. D. ka sii: wax burburin; wax seexin.