Site icon Qaamuus

jawaabta

dammaad
(m.l)

Wareer culus oo qofku kala garan waayo meesha iyo waqtiga uu joogo.

dammaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

Wareer culus oo meesha iyo waqtiga la joogo lala kala garan waayo la kulmid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dammaad

dammaadid [m.f.dh]
eeg dammaad².

dammaadsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax dammaaday ahaansho (qof).

dammaadsanaan [m.f.dh]
eeg dammaadsan. ld dammaadsanaansho.

dammaadsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dammaad-sanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version