dammaan
(m.l)1. ld lammaan 1. Heshiis qoraal ama af oo caddeynaya in la fulin doono wax lagu heshiiyey; ballanqaad. 2. Ari d. ah: ariga inta jarka ah oo loogu talagalay iib.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dammaan ↴
dammaanad [m.l]
ld dammiinasho.
dammaanad [m.dh]
ld dammiinad².
dammaanasho [m.dh]
ld dammiinasho.
dammaano [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ntay, -natay)
ld dammiino.
dammiinad [m.dh] (-do, m.l)
Naag dammiin ah. ld damiinad², dammaanad², lammaa- nad².
dammiinasho [m.f.dh]
eeg dammiino. ld damiinad¹, damiinasho, dammaanad¹, dammaanasho.
dammiino [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ntay, -natay)
Cid damiin ka noqosho. ld damiino, dammaano, lam-maano.
guur [m.l]
1. Xiriir mideynaya nin iyo naag ayadoo wada noolaanshahooda lagu saleynayo heshiis sharciyeysan oo dammaanad u ah xaas inuu unkamo. 2. Meel la degganaa ka tegid (cid, reer, dad).
lammaan [m.l]
1. Nafley laba isdhashay ah oo meel ku wada sugan. 2. Labo weligood wada socda. 3. ld dammaan.