danaf
(m.l)1. Qabow daran; dhaxan. 2. Weerar.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh danaf ↴
dan [m.dh] (-no, m.l)
1. Ujeddo qof doorbido in ay faa'ido ugu jirto fal sameyntiisa. 2. D. u geli: wax ama qof tixgelin gaar ah siin. 3. Bannaan.
dan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Dab, nal iwm bakhtiyid. ld den.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg