danayn
(m.f.dh)eeg danee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh danayn ↴
xaalee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
Wax ama cid danayn.
yeelo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-eeshay, -eelatay)
1. Hanti ama wax kale lahaan. 2. Ku y.: dayn cid ku lahaan. 3. U y.: wax aad u danayn. 4. Kab iwm suun u samaysasho.
diirad [m.dh] (-do, m.l)
(nax.) Marka uu qof hadlayo, weer kastoo ka mid ah warkiisa waxaa ka mid ah qayb uu si gaar ah u danaynayo, sidaas darteed hadluhu wuxuu adeegsadaa summad (baa/ayaa, waa) u baaqda dhegeystaha qaybtaas.
falgalkeene [m.l] (-nno, m.dh)
(kiim.) Iskudhis la falgala mid kale (oo ah ka la danaynayo). Ereygan, f., waxa badanaaba lagu isticmaalaa kiimikallada shaybaarka ee caadiga ah sida: naatriyam haydarogsaydh, haydarokoloorig asiidh, iwm ee loo adeegsado tijaabada iyo saafidda.
naseexee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-xeeyay, -xaysay)
1. U n.: cid daacadnimo ula talin. 2. U n.: cid u danayn. ld nasteexee.
waree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
Cid ama wax danayn.