dandaan
(m.l) (-nno, m.dh)Dhagax weyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dandaan ↴
daddaansad [m.l]
ld dandaansasho.
daddaansasho [m.dh]
ld dandaansasho.
daddaansasho [m.f.dh]
egg daddaanso. ld daddaansad, dandaansad, dandaansasho.
daddaanso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld dandaanso.
dandaansad [m.l]
ld dandaansasho.
dandaansasho [m.f.dh]
eeg dandaanso. ld daddaansad, daddaansasho, dandaansad.
dandaanso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax culus, iyadoo dhulka in yar laga hinjinayo qaadasho. ld daddaanso.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg