danee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-neeyay, -naysay)1. Caano la lulayo biyo yar ku darid. 2. Wax tixgelin dheeraad ah siin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh danee ↴
danayn [m.f.dh]
eeg danee.
lixdaneeye [m.l]
ld lixdameeye.
lixdaneeyo [m.dh]
ld lixdameeyo.
qabiili [m.l] (-iyo/-iyiin, m.dh)
1. Qof qabyaaladda aad u daneeya oo ku dhaqma. 2. Qof qabiil tiro badan ka dhashay.
dan [m.dh] (-no, m.l)
1. Ujeddo qof doorbido in ay faa'ido ugu jirto fal sameyntiisa. 2. D. u geli: wax ama qof tixgelin gaar ah siin. 3. Bannaan.
dan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Dab, nal iwm bakhtiyid. ld den.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg