danqaare
(m.l)ld danqaaro.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh danqaare ↴
danqaaro [m.dh]
Nooc cawska dhaadheer ka mid ah oo meelaha biyo fariisinka ah ka baxa. ld danqaare.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg