dansan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Dab, nal iwm wax bakhtiyey ahaansho. ld densan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dansan ↴
idansan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof wax samayntooda cid fasax lagu siiyay ahaansho.
idansanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg idansan. ld idan-sanaansho. idansan, idan-sanaansho
idansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld idansanaan. idansanaan
dansanaan [m.f.dh]
eeg dansan. ld dansanaan-sho, densanaan, densanaan -sho.
dansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dansanaan.
densan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld dansan.
densanaan [m.dh]
ld dansanaan.
densanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dansanaan.
nool [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-laa, -layd)
1. Wax nafi ku jirto ahaansho. 2. Wax aan dansanayn ahaansho (dab). 3. Ku n.: wax qof noloshiisu ku xirantahay ahaansho. Tus. “Cali wuxuu ku noolyahay mushaharkiisa.”