danyar
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)Qof dhaqaalihiisu liito oo aan heli karin wax nolol maalmeedkiisa dhaafsiisan. ld dabyar.
danyar
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-raa, -rayd)Qof dhaqaalihiisu liito oo aan heli karin wax dhaafsiisan nolol maalmeedka ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh danyar ↴
ciidanyari [m.dh]
ld ciidanyaro.
ciidanyaro [m.dh]
Xaaladda uu ku sugan yahay qof aan ciidan ku filan haysan. ld ciidanyari.
dabyar [m.dh]
ld danyar¹.
danyaraan [m.f.dh]
eeg danyar². ld danyari, danyaro.
danyari [m.dh]
ld danyaraan.
danyaro [m.dh]
ld danyaraan.
dhurwaayo [m.dh]
Maro midabkeedu isugu jiro madow iyo caddaan oo aalaa danyartu qaadato.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg