daqar
(m.l) (-rro, m.dh)Dhaawac madaxa gaara oo aan lafta jebin. ld dakhar¹.
daqar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-qray, -qartay; -qri)Qof, dhaawac aan lafta jebin madaxa ka gaarsiin. ld dakhar².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daqar ↴
dagarasoon [m.l]
ld daqarasoon.
dakhar [m.l]
ld daqar¹.
dakhar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-khray, -khartay)
ld daqar².
daqarasoon [m.l]
Hanti sako ahaan loo bixiyo marka Soonku dhammaado. ld dagarasoon, daqarsoon.
daqarsoon [m.l]
ld daqarasoon.
daqran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax madaxa daqar ka gaarey ahaansho (qof).
daqrid [m.f.dh]
eeg daqar². ld dakhrid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg