daqiiji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Wax buda ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daqiiji ↴
bundaqiijiye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Makiinadda bunka lagu shiido.
canyayuus [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Iniino qare oo la dubay kaddibna la daqiijiyey.
daqiijin [m.f.dh]
eeg daqiiji.
shiid [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-day, -dday)
1. (f.g) Cid dhagax ku tuurid. 2. (f.g) Wax burburin. 3. (f.g) Laba dhagax oo is dulsaaran badar ku daqiijin. 4. (f.mg) Biyo hoos ugu degid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg