daradhig
(m.l)1. D. ah: miro meel sare saaran oo la qallajinayo. 2. D. ah: ilmo dhashay oo aan weli afartankii ka bixin.
daradhig
(m.dh)Sariir caws ka samaysan oo aad dhulka ugu dhow.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daradhig ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg