darangee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-geeyay, -geysay)Xoolo, meel daran leh daajin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh darangee ↴
darangeel [m.dh]
Nooc daranta ka mid ah oo dhaadheer.
darangeyn [m.f.dh]
eeg darangee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg