Site icon Qaamuus

jawaabta

darbadee
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-deeyay, -daysay)

Laadid (kubbadda cagta).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh darbadee

darbadayn [m.f.dh]
eeg darbadee.

darbad [m.dh] (-do, m.l)
1. Dabayl xoog leh oo ka dhacda badda. 2. Xumad badan. 3. ld darbo¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version