darbuush
(m.l)ld tarbuush.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh darbuush ↴
tarbuush [m.l] (-shyo, m.dh)
Koofiyad dhuuban oo dhalada ama dhinac bul dheer ka raaraco oo askartii talyaanigu qaadan jireen; waxaa waagii hore raggu ka qaadan jiray dalka Turkiga. ld darbuush.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg