dardaarweri
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)U d.: qof u sheegid dareen iyo dhibaata xun oo ku soo socota.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dardaarweri ↴
dardaarwerin [m.f.dh]
eeg dardaarweri. ld dardaarweris.
dardaarweris [m.l]
ld dardaarwerin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg