dardar
(m.l)ld dardarid.
dardar
(m.dh)1. Xoog, karti iwm oo aan weli la isticmaalin; carcar. 2. Jiiridda wax la jiiro. 3. D. ah: dhabbe aad loo maro.
dardar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Wax jiirid; jibaaxid. ld barbar², berber², derder³.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dardar ↴
uunsi [m.l]
Walxo laysku dardaray oo laysku kariyey, udgoon oo loo qiijiyo in lagu carfiyo jir, dhar ama meel; khumkhum. ld uunsasho.
barbar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1]
ld dardar³.
barbaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
ld dardaran²..
barbarid [m.dh]
ld dardarid.
barbarnaan [m.dh]
ld dardarnaan.
barbarnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dardarnaan.
berber [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
ld dardar³.
berberan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
ld dardaran¹.
berberan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
ld dardaran².
berberid [m.dh]
ld dardarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg