dardaran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)Wax la dardaray noqosho. ld berberan¹, derderan¹.
dardaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Wax la dardaray ahaansho. ld barbaran, berberan², derderan².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dardaran ↴
barbaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
ld dardaran²..
berberan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
ld dardaran¹.
berberan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
ld dardaran².
dardarmid [m.f.dh]
eeg dardaran¹. ld berbermid, derdermid.
dardarnaan [m.f.dh]
eeg dardaran². ld barbarnaan, barbarnaansho, berbernaan.
derderan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
ld dardaran¹.
derderan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
ld dardaran².
dardar [m.l]
ld dardarid.
dardar [m.dh]
1. Xoog, karti iwm oo aan weli la isticmaalin; carcar. 2. Jiiridda wax la jiiro. 3. D. ah: dhabbe aad loo maro.
dardar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax jiirid; jibaaxid. ld barbar², berber², derder³.