Site icon Qaamuus

jawaabta

dardarid
(m.f.dh)

eeg dardar³. ld barbarid, berberid, dardar¹, derder¹, derderid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dardarid

barbarid [m.dh]
ld dardarid.

berberid [m.dh]
ld dardarid.

dardar [m.l]
ld dardarid.

derder [m.l]
ld dardarid.

derderid [m.dh]
ld dardarid.

dhumi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax baadiyeyn. 2. Biyo weel dardarid.

dhur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Biyo weel dardarid iyadoo meel kale lagu shubayo.

dulmar [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.g) Wax dardarid. 2. (f.mg) Hadal si kooban u sheegid.

mar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Meel gudbid. 2. Dhaarasho. 3. Wax, wax ku duubid. 4. Wax baabuur iwm dardarid. 5. Nafley dabayl jin iwm ku dhicid. 6. Isku m.: wax xoog isku duubid. 7. Isu m.: laba meel oo kala jaho ah socod gaadiid iwm ku wada gaarid.

dardar [m.l]
ld dardarid.

dardar [m.dh]
1. Xoog, karti iwm oo aan weli la isticmaalin; carcar. 2. Jiiridda wax la jiiro. 3. D. ah: dhabbe aad loo maro.

dardar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax jiirid; jibaaxid. ld barbar², berber², derder³.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version