Site icon Qaamuus

jawaabta

dardhaaf
(m.l)

U gudbidda neef uu u gudbo dar kale. ld dardhaafid.

dardhaaf
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-fay, -ftay)

1. (f.g) Neef xoola ah dar kale u gudbid. 2. (f.mg) Dar buux-dhaafid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dardhaaf

dardhaafi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Dar biyo ka badan ku shubid.

dardhaafid [m.f.dh]
eeg dardhaaf². ld dardhaaf¹.

dardhaafin [m.f.dh]
eeg dardhaafi. ld dardhaafis.

dardhaafis [m.l]
ld dardhaafin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version