dareerid
(m.f.dh)eeg dareer². ld dareer¹, dureer¹, dureerid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dareerid ↴
dareer [m.l]
Dhaqaaqidda xoolo meel ay tuurnaayeen ka dhaqaaqaan. ld dareerid.
dureer [m.l]
ld dareerid.
dureerid [m.dh]
ld dareerid.
milil [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ilay, -ishay)
1. Nabar hurgumay dhecaan iyo malax yeelasho. 2. Nafley dhimatay dhecaan ka dareerid.
mirdareer [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Geel meeshii uu fadhiyey inuu mirto awgeed uga dareerid.
mirdareerid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg mirdareer.
dareer [m.l]
Dhaqaaqidda xoolo meel ay tuurnaayeen ka dhaqaaqaan. ld dareerid.
dareer [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Hoore si aan kala go'lahayn u socosho. 2. Nafley meel ay tuurnayd ka dhaqaaqid. ld dureer².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg