darmaan
(m.l) (-nno, m.dh)1. Ubad fardood oo lab. 2. Nin mingis qaba.
darmaan
(m.dh) (-no, m.dh)1. Ubad fardood oo dheddig. 2. Qof dumar ah oo qaba mingis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh darmaan ↴
laag [m.dh] (-go, m.l)
1. (juqr.) Togagga iyo webiyadu meesha ay badda uga darmaan. 2. (bot.) Geedku meesha uu labada qaybood uga kala baxo; labalaako. ld lag (4).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg