Site icon Qaamuus

jawaabta

darroor
(m.dh)

Biyo aqalku kor ka soo daayo kolka roobku da'aayo.

darroor
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Aqal, biyo kor ka soo deyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh darroor

darroori [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Biyo meel sare fadhiya ka daadin.

darroorid [m.f.dh]
eeg darroor².

darroorin [m.f.dh]
eeg darroori.

darro [m.dh]
Dhoobo jilicsan oo timaha lagu nadiifiyo ama lagu qurxiyo; malaas; xaraar. ld tarro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version