Site icon Qaamuus

jawaabta

daryeelid
(m.f.dh)

eeg daryeel². ld daryeel¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daryeelid

xaasi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley tabardaran daryeelid.

dhaqaalee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
1. Hanti tashiilid. 2. Wax daryeelid.

kafaalo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-aashay, -aalatay)
1. Wax daryeelid. 2. Wax mas'uuliyaddooda qaadid.

qaraabaggoo [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-ooyay, -ooysay)
Qaraabo, daryeelid la'aan.

sibbaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Cid daryeelid; cid taakulayn.

warqab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
1. Ka w.: wax xaaladda ay ku sugan yihiin ogaasho. 2. Ka w.: cid dhaqaalayn ama daryeelid.

xannaanee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -naysay)
1. Cid daryeelid. 2. Dhaqaalayn; hayn.

Daryeel [m.l]
Waxtar; kaalmo; taageero; gargaar. 2. ld daryaalid.

daryeel [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-eelay, -eeshay)
Wax xannaanayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version