Site icon Qaamuus

jawaabta

dastuur
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

ld tastuur.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dastuur

dawlad dastuuri ah [m.dh] (-do ..., m.l)
(siyaa.) Dawlad ku xaddeysan, una hogaansan dastuurka.

federaali [m.l]
(siyaa.) Midow dhex mara gobollo madaxbannaan oo mid waliba leedahy sharcigeeda gudaha, laakiin uu ka dhexeeyo dastuur kaliya. ld federaal.

gole [m.l] (-layaal, m.l/dh)
1. Meel dad si joogto ah isugu yimaaddaan oo ay danahooda ugaga wada hadlaan. 2. Goob, fagaaro. 3. Mudanayaal si dastuuri ah dad u soo doortay. ld gale.

tastuur [Magac Lab/Dheddig Urur | Noun Masculine/Feminine Collective]
Dhaqan iyo dabeecad qof leeyahay. ld dastuur.

xeer [m.l]
1. (-rar, m.l) Sharci; dastuur. 2. Xarig kor looga xiro aqalka miyiga si aan dabayshu u qaadin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version