Site icon Qaamuus

jawaabta

dawaarad
(m.dh) (-do, m.l)

Abitey.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dawaarad

abitey [m.dh] (-eeyo, m.dh)
Warqad qaab shimbireed leh oo inta dun dheer lagu xiro caruurtu hawada ku laliyaan; dawaarad.

dawaar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Wax wareega sida garangarta. 2. Makiinad dharka lagu tolo. 3. Duraanka dharka lagu tolo ama lagu fasilo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version