Site icon Qaamuus

jawaabta

dawakh
(m.l)

ld dawakhid.

dawakh
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-khay, -khday)

Madax wareer dartiis wax la kala garan waayid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dawakh

dawakhaad [m.dh]
Madax wareer wax la kala garan waayo.

dawakhi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof, madax wareer ku ridid. ld dawikhi.

dawakhid [m.f.dh]
eeg dawakh². ld dawakh¹, dawikhid.

dawakhin [m.f.dh]
eeg dawakhi. ld dawikhin.

dawakhsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof madax wareer hayo ahaansho.

dawakhsanaan [m.f.dh]
eeg dawakhsan. ld dawakhsanaansho.

dawakhsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dawakhsanaan.

dawikhi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld dawakhi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version