Site icon Qaamuus

jawaabta

dawari
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax dhumay baadi goobid. ld daweri, dawri, deweri.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dawari

dawar [m.l]
ld dawarid.

dawarid [m.f.dh]
eeg dawar². ld dawar¹, dewer¹, dewerid.

dawarin [m.f.dh]
eeg dawari. ld dawerin, dawrin, dewerin.

daweri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld dawari.

dawerin [m.dh]
ld dawarin.

dawri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld dawari.

dawrin [m.dh]
ld dawarin.

dewer [m.l]
ld dawarid.

deweri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld dawari.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version