Site icon Qaamuus

jawaabta

dawdaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Ka d.: wax aan daw lahayn ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dawdaran

dawdarnaan [m.f.dh]
eeg dawdaran. ld dawdarnaansho, dawdarni, dawdarno.

dawdar [m.l]
ld dowddar¹; dawdarid.

dawdar [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Isku d.: koox dad ah dhexgelid. 2. ld dowddar².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version