Site icon Qaamuus

jawaabta

daweyn
(m.dh)

ld daaweyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daweyn

burobahalaad [m.dh] (-dyo, m.l)
(daaw.) Buro dhex galeysa oo baabi'inaysa soohyada ama xubinta ay ka farcanto islamarkaasna ku faafi karta meelo kale oo jirka ka mid ah, ayadoo cadcad ka mid ah raacayaan dhiigga ama liinfada. Haddii aan la daweyn wakhti ku habboon waxay keentaa caafimaadka oo maalinba maalinta ka dambeysa sii xummaada iyo dhimasho. ld burabbahalaad.

cashibbixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Xoolo cashi ka daweyn.

daaweyn [m.f.dh]
eeg daawee. ld daaweysiin, daweyn, daweysiin.

dabsoon [m.l]
(daaw.) Daawo loo isticmaali jiray daweynta baraska ama juudaanka.

dhay [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-yay, -yday; -yi)
1. Nafley cadho qabto daweyn. 2. Boog iwm daawo marin.

dhibee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -beysay)
Xoolo dhib ku daweyn.

gudniinka-ragga [m.l]
(daaw.) Buuryada wiilasha oo la gooyo sida badan waxa loo sameeyaa sabab diimeed ama caado, laakiin mararka qaarkood daweyn ayuu noqdaa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version