Site icon Qaamuus

jawaabta

dawggal
(m.l)

1. ld dawggelid. Gabbashada wax la gaadayo meel loogu gabbado. 2. D. ah: arrin iwm oo maangal ah.

dawggal
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-alay, -ashay; -geli)

1. (f.g) U d.: wax la gaadayo meel ugu gabbasho. 2. (f.mg) Ugu d.: cid dhibaato gaartay wax u eersasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dawggal

dawggelid [m.f.dh]
eeg dawggal². ld dawggal¹ (1).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version