dayaafad
(m.dh)ld diyaafad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dayaafad ↴
sab [m.dh]
1. Qolo raacatada soomaliyeed u liidi jirtay dawla'aan. 2. Cunto badan oo allabbari loogu talaggalay; dayaafad.
dayaafadi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
ld diyaafadi.
dayaafadin [m.dh]
ld diyaafadin.
diyaafad [m.dh] (-do, m.l)
Martiqaad weyn oo dad badani ka qaybgalaan oo cunta badan lagu cuno. ld dayaafad.
diyaafadi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Martiqaad weyn bixin. ld dayaafadi.
diyaafadin [m.f.dh]
eeg diyaafadi. ld dayaafadin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg