dayac
(m.l)Daryeel iyo xannaana la'aan. ld daayacaad.
dayac
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-cay, -cday; -yici)Wax baylihin ama xannaana xumayn. ld daayac².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dayac ↴
raac [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-cay, -cday)
1. (f.g) Cid socod ku wehelin. 2. (f.g) Waddoqaadid. 3. (f.g) Diyaarad, baabuur iwm oo socda fuulid. 4. (f.g) Bahal iyo dayac xoolo ka ilaalin. 5. (f.g) Cid cayrsasho. 6. (f.mg) Ku r.: cid ra'yi iwm la oggolaan. 7. (f.mg) La r.: xoolo iwm garaacid. waddoqaadid
xafid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Wax dayac ka ilaalin. 2. Cashar, Quraan iwm kor ka bara-sho.
astur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Cid ceebteeda qarin. 2. Wax dayacan xafidid. 3. Wax xabaalid.
daayac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
ld dayac².
daayacaad [m.dh]
ld dayac¹.
dagan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gmay, -gantay; -gmi)
1. Wax aan foojignayn noqosho (nafley). 2. Wax dayacan noqosho (alaab, xoolo iwm).
dagan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
1. Wax aan foojignayn ahaansho (nafley). 2. Wax dayacan ahaansho (alaab, xoolo iwm).
dagati [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
Wax dayacan.
dago [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
1. U d.: wax, cid u dayacmid. 2. Ku d.: ku dagmid, ku khatalmid; sigasho; baylahoobid.
day [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (dayay/deyay, dayday)
1. Indho, wax dhankooda u jeedin. 2. Isku d.: wax isku tijaabin.