dayacan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cnaa, -cnayd)Wax la dayacay ahaansho. ld dayacsan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dayacan ↴
astur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Cid ceebteeda qarin. 2. Wax dayacan xafidid. 3. Wax xabaalid.
dagan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gmay, -gantay; -gmi)
1. Wax aan foojignayn noqosho (nafley). 2. Wax dayacan noqosho (alaab, xoolo iwm).
dagan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
1. Wax aan foojignayn ahaansho (nafley). 2. Wax dayacan ahaansho (alaab, xoolo iwm).
dagati [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
Wax dayacan.
dayacsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld dayacan.
dayac [m.l]
Daryeel iyo xannaana la'aan. ld daayacaad.
dayac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday; -yici)
Wax baylihin ama xannaana xumayn. ld daayac².