Site icon Qaamuus

jawaabta

dayaxgacmeed
(m.l) (-dyo, m.dh)

Saaruukh.

dayaxgacmeed
(m.l) (-dyo, m.dh)

(c.fal.) Dhinaca xiddigiska, waa shay yar oo ku meeraysta meere korkiisa; dayaxu, tusaale ahaan, waa d.ka dhulka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dayaxgacmeed

cirbaxeen [m.l] (-nno m.dh)
Qof aqoon u leh duulinta ama hoggaaminta dayaxgacmeedka. ld cirbixiyeen.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version