Site icon Qaamuus

jawaabta

dayaxmadoobaad
(m.l) (-dyo, m.dh)

Marka dhulku kala dhex galo qorraxda iyo dayaxa, oo hooska dhulku madoobeeyo dayaxa.

dayaxmadoobaad
(m.l) (-dyo, m.dh)

(c.fal.) Dayax madoobaadku waxa uu dhacaa marka dhulku isku gudbo fallaadhaha ka imanaya qorraxda inta ayn soo gaadhin dayaxa, waxana dayaxa ku dhaca hadhka dhulka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dayaxmadoobaad

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version