daydo
(m.dh)Roob da'a xilliga guga ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daydo ↴
sunno [m.dh]
1. Salaad aan faral ahayn oo ajar kororsi awgeed loo tukado. 2. Wax kasta oo Nabigii samayn jirey oo ay tahay in looga daydo. 3. Koofiyad culimada islaamku qaataan. ld sunne.
day [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (dayay/deyay, dayday)
1. Indho, wax dhankooda u jeedin. 2. Isku d.: wax isku tijaabin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg