Site icon Qaamuus

jawaabta

dayrsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la dayriyay ahaansho (ilmo).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dayrsan

dayrsanaan [m.f.dh]
eeg dayrsan. ld dayrsanaansho.

dayrsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dayrsanaan.

dayrsimo [m.dh]
1. Qof dayrsan ahaansho. 2. Roob xilliga dayrta horteeda da'a.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version