debac
(m.l)ld debcid.
debac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bcay, -bacday)ld debec².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh debac ↴
baryo [m.dh]
Si debacsan oo cid waxay leedahay ama mas'uul ka tahay loo weyddiisto; tuugmo.
beerdulucso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Qof wax laga rabo, ereyo debacsan oo shacuurtiisa lagu soo jiidanayo u jeedin. ld beerdulacso.
beerlaxawso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Qof wax laga rabo, ereyo debacsan oo shacuurtiisa lagu soo jiidanayo u jeedin.
beernugeyl [m.l]
1. Raxmad iyo debacsanaan loo yeesho nafley dhibaateysan. 2. ld beernuglaan.
debacsamid [m.dh]
ld debecsamid.
debacsan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
ld debecsan¹.
debacsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld debecsan².
debacsanaan [m.dh]
ld debecsanaan.
deb [m.l]
ld dab¹.