debacsan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)ld debecsan¹.
debacsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)ld debecsan².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh debacsan ↴
baryo [m.dh]
Si debacsan oo cid waxay leedahay ama mas'uul ka tahay loo weyddiisto; tuugmo.
beerdulucso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Qof wax laga rabo, ereyo debacsan oo shacuurtiisa lagu soo jiidanayo u jeedin. ld beerdulacso.
beerlaxawso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Qof wax laga rabo, ereyo debacsan oo shacuurtiisa lagu soo jiidanayo u jeedin.
beernugeyl [m.l]
1. Raxmad iyo debacsanaan loo yeesho nafley dhibaateysan. 2. ld beernuglaan.
debacsanaan [m.dh]
ld debecsanaan.
debacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld debecsanaan.
debacsanow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-naaday, -naatay)
ld debecsanow.
debecsan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Xarig, guntin iwm oo giigsanaan wax debcay noqosho. ld dabacsan¹, debacsan¹.