Site icon Qaamuus

jawaabta

debci
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax giigsan sida xarig iwm. giigsanaanta ka bi'in. ld dabci².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh debci

dabac [m.l]
ld debcid.

dabci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld debci².

dabcid [m.dh]
ld debcid.

dabcin [m.dh]
ld debcin.

debac [m.l]
ld debcid.

debcid [m.f.dh]
eeg debec². ld dabac¹, dabcid, debac¹, debec¹.

debcin [m.f.dh]
eeg debci. ld dabcin.

debec [m.l]
ld debcid.

debecla'aan [m.dh]
1. Debciddarro. 2. (fk) Si isdabaraac u ah.

deb [m.l]
ld dab¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version