Site icon Qaamuus

jawaabta

debecsanaan
(m.f.dh)

eeg debecsan. ld dabacsanaan, dabacsanaansho, debacsa- naan, debacsan

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh debecsanaan

beerjileec [m.l]
1. Raxmad iyo debecsanaan loo yeesho nafley dhibaateysan. 2. ld beerjilcanaan.

daaji [f.g/lg2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) U muujin kalsooni iyo debecsanaan qof dhagar lala maagganyahay. Tus. “Dambiililhii mudda dheer waa la daajiyay dabadeese waa la qabtay”. 2. (f.lg) Xoolo meel daaq leh soofin. ld daaqsii.

dabacsanaan [m.dh]
ld debecsanaan.

dabacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld debecsanaan.

debacsanaan [m.dh]
ld debecsanaan.

debacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld debecsanaan.

debecsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg debecsanow. ld debecsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version