Site icon Qaamuus

jawaabta

deddeji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld degdeji.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh deddeji

deddejin [m.dh]
ld dedgejin.

deddejis [m.l]
ld degdejin.

degdeji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax si dhaqso ah u samayn. ld deddeji.

degdejin [m.f.dh]
eeg degdeji. ld deddejin, deddejis, degdejis.

dhaqso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Hawl qabashadeeda deddejin. ld dhakhso².

mindirraaci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Arrin aan weli bislaan ama aan dhab looga baaraandegin, si deddejis ah ku dhammayn. 2. Neef aan la baxnaanin oo aan loo warhayn inuu dhiman lahaa iyo in kale, mindi ku gowricid.

sulbi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Hawl si dhaqso leh u deddejin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version