Site icon Qaamuus

jawaabta

deddo
(m.dh)

Qabow aad ah oo dhaxan badan leh. ld daddo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh deddo

daddo [m.dh]
ld deddo.

daddoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday,-ootay)
ld deddoo.

daddoobid [m.dh]
ld deddoobid.

daddood [m.l]
ld deddood.

daddow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
ld deddow.

deddoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Qabow aad ah oo dhaxan badan leh. ld daddoo.

deddoobid [m.f.dh]
eeg deddow. ld daddoobid.

deddood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg deddoo. ld daddood.

deddow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax deddo hayso noqosho. ld daddow.

ded [m.l]
1. ld dad 1. Shey dusha laga saaro ama lagu daboolo wax feydan. 2. ld dedid.

ded [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Wax feydan, shey dusha ka saarid ama ku daboolid. ld dad².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version