Site icon Qaamuus

jawaabta

deelqaafin
(m.f.dh)

eeg deelqaafi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh deelqaafin

deelqaaf [m.l]
1. Ka leexashada qaafiyad maanso ku socotay laga leexdo. 2. D. ah: Hadal meesha laga sheegayo aan ku habboonayn ama gef ah. 3. Labo waxyaalood oo aan isu dhoweyn isu keenid.

deelqaaf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Ku d.: hadal meel ka dhac ah, aan daw lahayn qof ku dhihid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version