deeqdaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Qof gacan adag oo aan wax bixin ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh deeqdaran ↴
deeqdarnaan [m.f.dh]
eeg deeqdaran. ld deeqdarnaansho, deeqdarno.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg