Site icon Qaamuus

jawaabta

deeqsii
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iiyay, -iisay)

Wax, wax ku fillaysiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh deeqsii

deeqsiin [m.f.dh]
eeg deeqsii. ld deeqsiis.

deeqsiis [m.l]
ld deeqsiin.

filnaysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Ku f.: wax, wax kale deeqsiin.

gidir [m.dh]
Dheddig aad u naasa yaryar oo aan ilmaheeda caano deeqsiin kari.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version