deeqtoon
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oomay, -oontay; -oomi)Wax isku filan oo aan cidna u baahnayn noqosho.
deeqtoon
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax isku filan oo aan cidna u baahnayn ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh deeqtoon ↴
deeqtoomid [m.f.dh]
eeg deeqtoon¹.
deeqtoonaan [m.f.dh]
eeg deeqtoon². ld deeqtoonaansho.
deeqtoonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg deeqtonoow. ld deeqtoonaan.
deeqtoonow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
Ka d.: qof awooddiisa ku tashanaya noqosho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg